Cunto karis

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar kale iyo barnaamijkii cunto karinta oo ay Nasra Abtidoon nagula wadaagayso muuqaal cusub oo ku saabsan hilib ari si casriyaysan loo diyaarinayo Daawasho wanaagsan:

Read More »

MACMACAAN CAJIIB AH: Caano Qumbe

Assalaamu caleykum walaalayaal soo dhowaada meel kastoo aad adduunka ka joogtaan, maanta waxaan idin la wadaagayna macmacaan diyaarintiisu ay fududahay oo laga samaynayi caano iyo qumbe Daawasho wanaagsan:

Read More »

Gurigaaga Ku Samayso Pizza!!

Waa markale iyo barnaamijkii cunto karinta ee Amira’s Cuisine, qeybtaan waxay Amira nagula wadaagaysaa Pizza si fudud loo diyaariyo oo guriga lagu samaynayo. Daawasho wanaagsan

Read More »

Macmacaanka Ciida

Waxaa foodda inagu soo haya oo ay ummadda muslimiintu isu diyaarinayaan maalinta ciiddal carafa, Cooking with Hafza ayaa natusinaysaa macmacaanka ciida oo hab fudud loo samaynayo. Macmacaankaan ay Hafza ciida ugu talo gashay ayaa ah miiska kuu qurxinaya caruurta iyo qoyskana ka farxinaya. Habka diyaarinta: Waxaad u baahan tahay Koob Caano ah oo qandac ah 2 Qaado iyo bar khamiir ah …

Read More »

Cunto U Fiican Ilmaha

Sida caadada ah sanad kasta xiligaan oo kale waxa ardayda dalalka reer galbeedka ay dugsiyada waxbarashada ku noqdaan bisha  September kadib fasaxa xagaaga oo ku dhawaad ardaydu 3 bilood ay ka fadhiyeen waxbarashada, Sidaa awgeed Hafza Hassan ayaa natusinaysaa cunto u fiican ilmaha iskuulka aadaya, waalidkana u fudud. Ilmaha inta badan waxay xiiseeyaan rootiga cuntada la dhex geliyo ee loo …

Read More »

Nadiifinta Iyo Hagaajinta Jikada

Soonka kadib waa muhiim in jikada la nadiifiyo sababtoo ah cunto badan ayaa la kariyaa xiliga ramadaanka, saliid iyo qiiq  badan ayaa wasakheeyaa jikada dadkuna ma hayaan energy fiican oo ay ku hajaajiyaan xiligaas. Hadaba Hafza Hassan ayaa maanta natusinaysa nadiifinta iyo hagaajinta jikada iyo alaabta taalla, sida tallaagada, microwave ka, armaajooyinka, foornada caagga qashinka iwm. Foornada waxaa lagu dhaqi …

Read More »

Baradho Iyo Kabaab

Ciid wanaagsan asxaabta meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, kusoo dhawaada barnaamijka Cooking With Hafza oo ku saabsan cunto macaan oo laga samaynayo baradho iyo kabaab. Marka hore waxaa la diyaarinayaa baradho la shiilayo oo ansalaato ahaan loo samaynayo. Waxaa lagu shiilaya saliida Canola Oil waxaa lagu darayaa yaanyo, kamsar caleen, cusbo, sumac iyo biyaha liin dhanaanta. Sidoo kale …

Read More »

Macmacaan Laga Samaynayo Karooto Iyo Baradho

Ramadaan kariim, waa barnaamijkii Cooking With Hafza iyo mid ka mid ah waxyaabihii gaarka ahaa ee ay Hafza ugu talo gashay inay nala wadaagto bishaan barakeynsan. Muuqaalka waxaa u ku saabsan yahay macmacaan caafimaad leh oo laga samaynayo karooto, baradho, malab iyo saliid saytuun. Daawasho wacan:

Read More »