Quruxda

10 Cunto Oo Timaha Bixiya, Dhalaal Iyo Quruxna Siiya

Cuntooyinka timaha bixiya, tinta, timo dhaadheer, timaha daata

Qormadaan waxaan ku soo qaadanaynaa cuntooyinka timaha bixiya  isla markaana caafimaadkooda horumariya. Shaambada iyo jilcisdada (conditioner) dhinac iska dhag. Cuntada aad qaadatid ayaa dheef (protien) u noqonta timahaaga, taasoo korniimo iyo timo caafimaad qabta ku siisa. Hadeysan timahaagu helin dheef ku filan waxey u baxayaan si tartiib ayagoon xoog iyo mug weyna yeelaneyn. Dhakhaatirta ayaa sheega in cuntada hoos ku …

Read More »

10 Sir Oo Kuu Ekaysiinaya Qof Da’adiisa Saxda Ah Ka Yar Oo Qurux Badan

Qof Da'diisa ka yar, qurux badan,

Ma doonaysaa inaad qurux badnaato oo aad ekaato qof da’diisa ka yar markasta? Haday jawaabtu “Haa” tahay fiiro gaar ah u yeelo qodobadaan uu daryeelmagazine.com akhristayaashiisa la wadaagayo. 1. Badso Cunista Khudaarta: Cunista khudaarta cagaarani faa’idooyin badan ayaa ay u leedahay caafimaadka bani’aadamka, khatar ayayna leedahay in qofku uu ka fogaado cunista khudaarta noocyadeeda. Warka fiicani waa in qofka maalin kasta …

Read More »

Faa’iidooyinka Saliida Saytuunka Iyo Sida Loogu Qurxiyo Jidhka & Timaha

faaidooyinka saliida saytuunka, faaiidada saliida

Saliida olive ama saliida saytuunka waxa ay ka baxdaa waddama bariga dhexe ama waddama cimilada kulul leh. Saliida olive oil waa mid markeeda hore Quraani ah oo Allah (swt) ku xusay geedkeeda Kitaabka Quraanka Kariimka ah iyo waliba waa mid Sunnada Nabigeena suuban (scw ) aad uugu dahab ah. Waxtarkeedana aan halkan lagu soo koobi karin habka Rasuulka (scw) iyo …

Read More »

Make Up-ka Iyo Midabka Hablaha Soomaaliyeed

Gabdhaha soomaliyeed oo u dhashay qurux iyo midab dabiici ah, ahna kuwa ugu quruxda badan marka lagu qiimeeyo haweenka kale ee geeska Africa iyo aduunkaba, ayaa aad u jecel inay muujiyaan oo soo ban dhigaan sifaha quruxdooda qarsoon. Inkastoo lakala badsado, hablaha qaarna ku dheer yihiin la socodka waxa cusub iyo xaragada sanad walba (yearly fashion trends), hadana waxay dhamaan …

Read More »

Ma Ogtahay In Muusku Ku Qurxinayo?!

Soomaalideenu muuska waan jeclnahay oo badana maqadayno aantiisa, laakiin gabadha Soomaaliyeed miyey ogtahay in muuska u yaala ay isku qurxin karto. Halayaabin sababta,waayo muusku wuxuu leeyahay faa’idooyin badan iyo fiitamiino caawinaysa maqaarkaaga, kana dhigaya naacim ” liinsho ” sidaasina waxay kugucawinaysaa inaad quruxdaada ilaashatid Ma ogtahay in Ingiriiska shirkadahoodu ay ka sameeyaan muuska saabuun iyo shaamboo iyo kareemada timaha? Hada …

Read More »

Timaha Daata Maxaa Keena, Sidee Se Lagu Joojin Karaa?

Timaha daata, go'idda tinta, timaha maxaa bixiya,

Timaha daata: Maanta waxaan ka hadlaynaa timaha daata, runtii hablo badan baa isoo waydiiyay dhibatada timaha ku dhacda, Hadaba markii aan eegay codsiyo badan oo ah xaga timaha daadanaya, sidaa darteed, marka hore timahaan go’aya qaarkood waxa keena xaalad caafimaad daro iyagoo xoog u go’a marka la maydhayo , timo aayar aayar go’aya oo nafaqo la’aani hayso, iyo timo daryeelid …

Read More »

Amazing Benefits And Uses Of Almond Oil For Skin And Hair

Almond oil, healthy

Almond oil is acquired from dried almonds through a process called cold pressing. The good thing about using this skin care product is the benefits derived from its vitamins such as E, A and D. It is also rich in oleic and linoleic acids. It is mostly used as a skin care product but is also used as a medicinal …

Read More »

Sida Loo Daryeelo Loona Qurxiyo Cagaha

Cagaha, lugaha, qurxinta

Cagaha oo la dayaco sanadkii oo dhan kulaylaha iyo qaboobaha, waxay ukeentaa dhibaato, quruxdooduna way tagtaa. Cagahaagu waa qayb kaa mid ah oo ubaahan in la daryeelo oo la ilaaliyo oo aadan iska xiran kabo walba adoon dar yeelayn cagahaaga. Waa inaad ka fakartid nadaafadiisa si uusan unoqon wax adag. Caguhu waxay leeyihiin maqaarka gacmaha oo kale hadii aad daryeeltid …

Read More »

Waa maxay cuntooyinka uwanaagsan Muuqaalka qofka?

Waa maxay cuntooyinka uwanaagsan Muuqaalka qofka? Waxaa jira cuntooyinka kala duwan oo la xaqiijiyay inay muuqaalka (maqaarka) qofka uwanagsantahay. Waxay isugu jiraan khudaarta, fruits iyo Looska nuucyadiis kala duwa. Cuntooyinka waxaa ka mid ah: Yaanyada; gaar ahaan mida cagaaran oo jirka ka ilaalisa in qoraxdu wax udhinto, waxayna uroontahay dadka ay wajigooda qoraxda gubto. Bocorka: waxaa la sheegay inuu ka …

Read More »

4 Siyaabood Oo Ay Haboon Tahay Inaad Isku Qurxiso Habeen Kasta

Qof Da'diisa ka yar, qurux badan,

Ha noqon gabar dharka ay banaanka kala imaatay ama jikada kula jirtay ku seexata Qurxdada iyo nadaafadada ma aha oo kaliya inaa banaanka marka joogtid muujisid. Gabdhaha badankood ma daryeelaan quruxdooda inteysan seexan ka hor. Siyaabahan hoos ku xusan waxey kugu cawinayan inaad kusoo kacdid raaxo iyo qurux. 1. Iska dhaq Turukada Iska meeydh waxyaabihi aad ku quruxisay wajigaga aadoo …

Read More »

Sirta Quruxda Maqaarka!! Ma maqashay Wali Collagen?

Collagen kollajeen waa maadda “Protein” brootiin ah oo jirkeenna kujira maaddadaa oo qaabilsan arrimo badan sida: Xoojinta maqaarka iyo tinta Xoojinta ilkaha ,cidiyaha iyo lafaha Kobcinta diffaaca jirka Caafimaadka Wadnaha Hadaba sirta quruxda maqaarka inbadan waxa ay kuxirantahay qofka inuu kobcisto maaddadaan, markasta qofka da’diisu korodho waxaa is dhima kollajenka jirkiissa sidaa darteed qofkii calaamadaha gabowga ayaa kusoo dagdaga haddii uusan diffaac galin …

Read More »

Nafaqo Uroon Tinta Jajabaysa

Waa nafaqo dabiici ah oo loogu talo galay iney kaa caawiso tinta jajabaysa taasoo laga samaynayo ukun, saliid macsar, caano qumbe iyo avocado. Ka faa’iidaysi wacan:

Read More »

Dawada Dabiiciga ah ee Agoolka ama Toxobta

Agoolka  waa qolofta ka dhex abuuranta timaha meeshey ka heystaan lafta madaxa. Calaamadaha agoolka waxaa ka mid ah toxob cad oo basada saarsaaran ama tinta ku dhegan iyo basada oo leh cuncun. Agoolka maxaa sabab u ah? Asbaabo badan ayuu leehahay waxaa ka mid ah: Maqaarka oo qallalan (qofka aan saliida isticmaalin) Timaha oo aan si joogto ah loo shanleyn Nafaqo …

Read More »

Jilciso Dabiici Ah Oo Tinta Uroon

Qormadaan waxaan kusoo gudbinaynaa jilciso dabiici ah oo looga maarmi karo daawooyinka kiimikada ah ee loo adeegsado in timaha lagu jilciso kuwaas oo caafimaadka u daran. Alaabta maanta aan idin la wadaadayno waa nafaqo timaha la marinayo. Caruurta iyo dadka waa weyba way anfacaysaa waxaana laga samaynayaa miraha flax seed oo ah nooc ka mid ah dalagyada la cuno taasoo …

Read More »

Ma Rabtaa Wax Dabiici Ah Oo Wajiga Kuu Nuuriya?

Kaarootadu Waxay Ka mid tahay khudaarta qaniga ku ah fitamiinna badan ha ugu horreeyee Vitamin A sidaa darteed waxay in badan ka qayb qaadataa quruxda maqaarka, qofkii marsada wajiga oo kale wuxuu ka helayaa faa’iidooyin badan waxaa kamid ah faa’idooyinkaa : Dhalaal dahabi ah. Nadaafad dheerri ah. Nafaqqo aan la koobi karin. Maqaarka oo noqda smooth . Calaamadaha Gabowga oo …

Read More »