4 Calaamadood Oo Ku Ogaan Karto Inaad Maskax Ahaan Korayso Iyo Inkale

Sidee qofku ku ogaan karaa inuu garaad ahaan koray?Waxaa jira siyaabo badan oo aan ku ogaan karayno inaan jir ahaan korayno, ruux ahaan aan korayno laakiin garaad ahaan inaad korayso maxaad ku ogaan karaysaa

Kolka aad is tidhaahdo ka bax goobadii (circle) aad horay ugu jirtay, oo aad xagga isbaddelka hal tallaabo horay u qaaddo, waxa judhiiba kugu soo kulmaya dareemo isku dhafan oo ay baqdintu ugu wayn tahay. Mar kasta oo ay dareemadaa kugu soo xaadiraan, ee aad ku sigato inaad halkaagii isaga laabato, is wayddii baqdinta taa kasii wayn ee ah, haddaad halkaagaa iska sii fadhido, oo aadan isbaddel samayn, 10 sano ama 20 sano ka dib, sida ay noloshaadu u eekaanayso, ma tahay mid ku farxad galinaysa, mise….

-Mubarak Hadi

Muuqaalkan ayuu ustaad Mubarak Hadi nagula wadaagayaa afar calaamadood oo qofku ku ogaan karayo inuu korayo maskax ahaan. Halkaan Hoose ka daawo muuqaalka:

Check Also

cimriga bini aadamka, cimri dherer,

Caadooyin Qofka U Horseedi Kara Cimiridherer

Cilmigu waxa uu hore u caddeeyey in qaab nololeedkeennu uu kaalin muhiim ah ka qaato …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *