Cabitaan Suxuurta Ku Wanaagsan Miisaankana Yareeya

Ramadaan kariim, waa markale iyo Cooking With Hafza, qeybtaan ayaa ku saabsan cabitaan caafimaadka u fiican sidoo kalana ku haboon suxuurta.

Cabitaankaan ayaa ka kooban flaxseed, boorash (oatmeal) miraha chia seeds timir iyo malab.

Boorashku waxa uu dhisaa lafaha waxa uu yareeya miisaanka waxaa laga helaa awood iyo fircooni.

Miraha chia seeds waxaa ku badan dufanka wacan ee jirku u baahanyahay ee omega-3 iyo omega-6, macdanka calcium birta (iron) iyo fiber.

Akhriso:  faaidooyinka chia seeds

Cabitaankaan ayaa ku wanaagsan quraacda, saacado dheer gaajo ma dareemaysid waxaadna ka helaysaa tamar kugu filan inta waxaa dheer waxa uu kaa yareynayaa cayilka waxaana uu horumarinayaa caafimaadkaaga.

Ka Faaidaysi wacan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *