Cabitaan Qani Ku Ah Vitamin C

Vitamin C waxaa uu u fiican yahay xoojinta difaaca jirka, la dagaalanka bakteeriyada, fayruska iyo qabowga, buskashada nabarada iyo dhaawaca, dufanka dhiiga ee kolesteroolka oo hoos u dhacda, caafimaadka ilkaha ilkaha iyo cirridka

Calaamahaha qofka vitamin C uu ku yaryahay:

Daal, dhiig ka yimaada ciridka iyo nabarada,  dhaawaca oo in laga buskoodo ay daahdo, dhiig yari, timo qalayl iyo jajab,

faaidooyinka Vitamin C:

  • Sunta ayuu jirka ka saaraa
  • Wuxuu daaweeyaa caadka indhaha
  • Wuxuu kontaroolaa cudurka neefta ama asmada
  • Wuxuu la dagaalama kansarka
  • Wuxuu u wanaagsan caafimaadka maqaarka
  • Wuxuu kor u qaadaa awooda xididada dhiiga iyo murqaha

Cuntooyinka qaniga ku Vitamin C waxaa ka mid ah: liin bambeelmada, oranji (orange), yaanyada, cinabka, miraha cas ee loo yaqaan strawberries ,miraha kiwi, khudrada caleenta cagaaran iyo qaar kale,

Halkaan hoose ka daawo cabitaan qani ku ah vitamin c oo laga samaynayo liin bambeelmo, khajaar, liin dhanaan, kaarooto iyo malab

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *