Cabitaan La Isku Qaboojiyo Xiliga Summer-ka

Ramadaan kariim, waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijka Cooking With Hafza. Qeybtaan ayay Hafso nagu tusinaysaa cabitaan si fudud loo samaynayo islamarkaana caafimaadka u wanaagsan.

Cabitaankaan ayaa laga samaynayaa qare, waxaana lagu darayaa waxyaabo ay ka mid yihiin sanjabiil iyo liin dhanaan.

Qaraha waxaa uu leeyahay faaidooyin badan oo dhanka caafimaadka ah, waxaana ka mid ah inuu hoos u dhigo dhiig karka, waxaa uu waraabiyaa jirka, waxaa uu ka hortaga cudurro ay ka mid yihiin kansarka iyo cudurka neefta. Qaraha waxa uu hodan ku yahay Vitamin A iyo Vitamin C oo wanaajiya caafimaadka maqaarka jirka iyo timaha.

Daawasho wacan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *