Cabitaan Dabiici Ah Oo Kordhiya Tabarta Iyo Firfircoonida

cabitaan cananaasSida lagu ogaaday daraasado badan oo la sameeyay cananaasku waxaa uu hoos u dhigaa cayilka, cudurka macaanka, wadne xanuunka isla markaana waxaa uu kobciyaa caafimaadka guud ee qofka. Sidoo kale cananaasku waxa uu kordhiyaa energy-ga.

Faaidooyinka kale ee cananaaska waxaa ka mid ah:

  • Cananaasku waxaa uu ka hortagaa cudurka neefta (Asthma) sababtoo ah waxaa ku jirta maadada la yiraahdo beta-carotene.
  • Cananaaska waxaa uu yareeyaa dhiig karka sababtoo waxaa ku jirta macdanta potassium oo dejisa cadaadiska dhiiga.
  • Waxaa uu la dagaalama kansarka
  • cananaasku waxaa uu caawiyaa dheefshiidka.
  • Waxaa uu wanaajiyaa caafimaadka wadnaha maadaama ay ku jiraan fiber, potassium iyo vitamin C

Muuqaalkaan waxay Hafza nagula wadaagaysaa sida cananaaska cabitaan looga sameeyo, ka faaidaysi wacan:

 

Check Also

maraq, suugo, cooking with hafza

MARAQ MACAAN: Moos Iyo Caano Qumbe

Kusoo dhawaada Cooking With Hafza, maanta waxay idiin haysaa maraq cajiib ah oo laga samaynayo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *