Baro Sida Loo Sameeyo Soor Iyo Kalluun

Muuqaalkaan hoose waa mid ka mid ah muuqaalada cunto karinta ee Cooking With Hafza, waxaana ku saabsanyahay sida loo sameeyo soor iyo kalluun.

Kalluunka waxa uu ka mid yahay cuntooyinka caafimaadka leh ee ay tahay in la joogteeyo waxaa ku jira dufanka wanaagsan ee loo yaqaan Omega 3. Dufankan waxa uu yareeya khatarta xanuunada maskaxda gaar ahaan xusuus beelka (dementia).

Dufanka omega 3 Waxa uu ka hortagaa in dhaawac uu gaaro unugyada maskaxda. Sidoo kale kalluunka waxuu u wanaagsan yahay wadnaha iyo xididada.

Kalluunka waxa uu hodan ku yahay borotiin waxuu u fiican yahay shaqada jirka guud ahaan, dhismaha murqaha iyo hagaajinta shaqadooda

Halkaan ka daawo kalluun foornada lagu dubayo isla markaana lagu cunayo soor

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *