Baro Sida Loo Sameeyo Carfiye Dabiici Ah Oo Kilkilaha La Mariyo

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii aad wada jeclaydeen ee Cooking With Hafza,

Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo carfiye dabiici oo la mariyo kilkilaha. Carfiyahaan  ayaa laga samaynayaa kicisada burka (baking soda), saliida qumbaha, saliida loo yaqaan Lavender Essential Oil ee laga soo miiro ubaxa geedka lavender, iyo saliida lawska (almond oil)

Ka faaidaysi wacan:

Check Also

haaraha wajiga,

Sababaha Keena Haaraha Wajiga Iyo Sida Loo Goyn Karo

Haaraha wajiga ku samaysma waa cillad ku badan dhalinyarada khaasatan dumarka da’a dhexaadka ah.  Haaruhu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *