Baro Sida Loo Nidaamiyo Jikada (VIDEO)

Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa xalqo cusub oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, nafaqaynta iyo qurxinta guriga iyo jirka ee Cooking With Hafsa.

Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo habeeyo jikada, waa hubaal inaad ka heli doontaane daawasho wacan:

 

Check Also

maraq, suugo, cooking with hafza

MARAQ MACAAN: Moos Iyo Caano Qumbe

Kusoo dhawaada Cooking With Hafza, maanta waxay idiin haysaa maraq cajiib ah oo laga samaynayo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *