Baro Sida Loo Diyaariyo Doolshe Somali Casriyaysan

Kusoo dhawaada barnaamijka Cooking With Hafza iyo qeyb cusub, Maanta Hafza ayaa nala wadaagaysa sida loo diyaariyo doolshe Somali si heer sare ah loo samaynayo.

Doolshahaan ayaa laga samaynayaa alaab ka kooban galleey, bur, sonkorta madow, kicisada burka, cusbo, dhagayare, timir, subag, ukun, caano garoor, macsaro iyo qumbe.

Ka faaidaysi wacan:

Check Also

daawada hegabka hargabka

Daawada Dabiiciga Ah ee Hergabka

Hergabka waxaa sababo fayras calaamadaha lagu gartana waxaa ka mid ah qandho, qufac, cune xanuun, …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *