Baro Sida Loo Diyaariyo Bur Iyo Saanbuus Ka Samaysan Kalluun

Ramadaan kariim, waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid barnaamijka Cooking With Hafza.

Qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo diyaariyo bur macaan oo laga samaynayo khudaar caafimaadka u wanaagsan iyo weliba saanbuus laga samaynayo kalluun.

Ka faaidaysi wacan:

 

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *