BARNAAMIJKA CUNTO KARINTA: Maraq Laga Samaynayo Hilib iyo Khudaar

barnaamijka cunto karinta
Waa qeyb kale iyo barnaamijka cunto karinta ee Cooking With Hafsa, qeybtaan ayaa ku saabsan sida loo sameeyo maraq ka samaysan hilib iyo khudaar kala gadisan isla markaana ay fududahay diyaarintiisu. maraqaan waxaa lagu samaynayaa foornada.

Habka diyaarinta:

waxaad u baahan tahay:

  • Hilib ari
  • Basal
  • Baradho
  • Toon
  • Eggplant
  • Zucchini
  • barbarooni
  • 1 Qaado oo sanjabiil shiidan ah
  • 1 Qaado oo toon shiidan ah
  • 1 qaado oo xawaashka laga sameeyo geedka loo yaqaan pickle
  • 1 Qaado oo huruud ah
  • 1 Qaado oo cusbo ah
  • 2 Qaado saliid ah
  • 1 Xabbo qorfe ah
  • 1 qaado oo filfil shiidan ah.

Waa maraq soomaali oo aad u macaan, shaqo banna kaagama baahna.

ka faaidaysi wacan:

Check Also

Hilib Shiilan Oo Aad U Macaan

Assalaamu calekum, walaalaha qaaliga ah soo dhowaada meel kastoo aad dunida ka joogtaan, waa mar …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *