Barkhad Abdi Oo Kasoo Muuqday Musalsalka Hawaii Five-0

hawaii-fiveJilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Abdi ayaa kasoo muuqday qeybta 5aad, xalqada 15aad ee musalsalka Hawaii Five-0 kasoo uu marti ku yahay.

Barkhad ayaa matalaya dagaal ooge awood badnaa oo lagu magacaabi jiray Roko Contee kaasoo u dhashay dalka Congo

Xalqadan ayaan wali lasii deyn balse la sheegaya in dubisteedu dhamaatay, lagana sii deyn doono CBS TV 13ka bishan Febraayo.

Check Also

filim

Filim Xiiso Badan Oo Ay Jilaayaan Dhalinyaro Soomaaliyeed

Waxaa soo baxay filim cusub oo la magac baxay Hoygii Geerida (Death Home), kaasoo ay …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *