Bal Arag Marwadaan Iyo Rikoorka Ay Dhigtay

Marwo maalqabeena oo u dhalatay dalka Qatar ayaa noqotay haweeneyda ugu dhoola cadeynta qaalisan caalamka, kadib markey sameysatay ilko dahab iyo dhayman kasameysan, qiimaha ilkahaan waxaa lagu sheegay 153-kun oo dollar.ilko

Waxey sidaas uga kor martay Madonna iyo Lady Gaga, oo bilihii lasoo dhaafay shabakadaha bulshadu ku kulmaan dhoolo cadeyn ku qabsaday.ilkaha
Haweeneydaan reer Qatar ayaa sedax isbuuc ka hor sameysatay ilkahaan, waxaana lagu tilmaamay iney noqotay marwada ugu dhoolo cadeynta qaalisan caalamka xiligaan.

Check Also

Sirta Quruxda Maqaarka!! Ma maqashay Wali Collagen?

Collagen kollajeen waa maadda “Protein” brootiin ah oo jirkeenna kujira maaddadaa oo qaabilsan arrimo badan …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *