Aqoon Kororsiga Daryeel Magazine (KOBCI MASKAXDAADA)

Halkaan uga uga bogo barnaamijka aqoon kororsiga Daryeel Magazine oo aan idin kugu soo aruurinay qodobo muhiim ah. ka faaidaysi wacan

– Diinku Ilko ma’ laha.

– Rasuulkeennii Muxammed (SCW) mar qudha ayaa uu noloshiisa xajay.

– Wadnuhu waa xubinta keli ah ee illaa hadda aanay dadku awoodin in ay farsameeyaan noociisa.

– Ciddiyaha Dumarku way ka hor bixi og yihiin kuwa Ragga.

– Diinka, Abeesada iyo Dukhsiga midkoodna malaha Dareenka wax maqalka.

– Shimbiraha intooda badani malaha dareenka wax Urinta.

– Saddex meelood oo Laba ayaa jidhka bani,aadamka ah biyo.

– Miisaanka madaxa haweenku wuu ka fudud yahay miisaanka madaxa ninka.

– Hombaradu (Dolphin) marka ay seexanayso waxa ay isku qabataa Il keli ah.

– Timaha oo la gaagaabiyaa waxba ma yeesho bixista iyo awoodda timaha midna.

– Bani’aadamku waa noolaha keliya ee dhabarka u seexan kara.

– Balan baalistu waxa ay wax ku dhadhamisaa lugaha.

– Maroodigu waa xayawaanka keliya ee aan awoodin in uu boodo.

– Webi ku yaaa dalka Yemen ayaa marka ay cadceeddu soo baxda u dareera (u socda) dhanka galbeed kana yimaadda dhanka bari, marka ay cadceeddu dhacdana waxa uu ka yimaadda dhanka galbeed, waxa aanu u socdaa jihadi bari ee markii hore uu ka yimid.

Check Also

akhriska duuusta,

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *