Ajakis Oo Guurdoon Ah Oo Codsanaya Gabar Da’deedu Tahay…..

Majaajileystaha caanka ah Ajakis ayaa bogiisa Facebook ku shaaciyay inu rabo guur kana baxo iskaabulanimada. Ajakis ayaa waayahan ku sugnaa Hargeysa halkaasoo u ka shaqeeyo diyaaradaha magaladas ka shaqa gala.

Ajakis ayaa dalbanaya qof xurmo ah oo u dhaxeysa 35-40 sano, asagoo sheegay inuu weeyraxsanyahay waa siduu hadalka u dhigay.

Ajakis oo Facebook furtay 9kii bishan ayaa dad badan soo jiitay asago majaajilo usoo bandhigay. Wali lama hubo iney tan run ka tahay iyo in kale balse haween ayaa u hanqal taagay dalabkiisa.

Dadka ayaa is weydiinaya asagoo Hargeysa oo hablo badan joogan ku sugan sababtuu uga raadinayo dumar Facebook ku jira.

Check Also

Weedho Ama Oraahyo Murti Leh

1. Gabar kasta oo careysan ama murugaysan waxaa ka dambeeya nin aan wax fikrad ah …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *