About Us

DARYEEL waa majalad loo sameeyay wacyigelinta iyo dhiirragelinta bulshada Soomaaliyeed sii loo horumariyo caafimaadkooda iyo noloshooda, waxaana wax ku qora dhalinyaro iskugu jirta arday iyo aqoon yahano.

Hadafka Daryeel Magazine waa dhisida bulsho fayow oo caafimaad qabta.

Bahda Daryeel waxaa ka go’an inay bulshadooda usoo gudbiyaan barnaamijyo iyo talooyin waxtar u leh oo ka haqabtiraya baahidooda dhanka aqoonta, caafimaadka iyo nolosha guud.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *