Muhiimadda Wax-Akhriska (FAA’IIDOOYIN CAJIIB AH)

Waxaa la yidhaahdaa 5 sano ee soo socoto mustaqbalkaaga siduu u ekaan doono Ilaahay ka sokow waxay ku xidhantahay buugta aad akhriyi doontid iyo dadka aad la kulmi doontid.

Akhrisku wuxuu ka mid yahay hababka ugu wanaagsan ee uu qofku diyaar garoobi karayo mustaqbalkiisa waayo sida qaalibka ah qofka waxaa saameeya hab fikirkiisa, aduun araggiisa iyo hab dhaqankiisa waxa uu akhriyo.

Mufakkarkii Faransiiska ahaa, taariikhyankana ahaa ee Voltaire ayaa waxaa lagu yidhi yaa hoggaamin doono jinsiga aadamaha? markaasuu wuxuu yidhi: “kuwooda wax akhriya”. malahaygu wa halka ay ka timid odhaahda tidhaahda  Akhristayaasha maanta waa hogaamiyaasha berrito.

Hadaba muuqaalkaan gaaban kaga faaidayso 7 faaido oo uu akhrisku leeyahay:

Check Also

Arday wanaagsan oo guulaysta

Sidee Loo Noqdaa Arday Wanaagsan Oo Guulaysta?

Ma tahay arday? Haddii aad tahay arday ma rabtaa inaad noqoto arday hirgalay, oo guulaysta? …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *