6 Caado Oo Kugu Sababaya Inaad Dhakhso Gabowdo

Dadku isku abuuris maahan, way ku kala duwan yihiin muuqaalka, dad baa dhaxal ahaan dhakhso duqooba, dadne da’da kama muuqato, laakiin waxaa jira waxyaabo la isku waafaqsan yahay oo cimri degdeg qofka ku rido, ayna muhiim tahay in laga fogaado intii la awoodo,

Muuqaalkan waxaan kuusoo bandhigi doonaa 6 caado oo maqaarkaga ku sababaya inuu hore u gaboobo.

Check Also

Noocyo Cuntada Ka Mid Ah Oo Ragga U Wanaagsan

In kasta oo si guud cuntooyinka waxtarka caafimaad leh ay u siman yihiin ragga iyo …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *