5 Tallaabo Oo Aad Kusoo Jiidan Karto Qofka Aad Jeceshahay

Tallaabooyin aad ku soo jiidan karto qofka aad jeceshahay

Sideed u soo jiidan kartaa qof aad jeceshahay? Miyuu jiraa hab kaa caawinaya inaad soo jiidato dadka?

Haa wuu jiraa, maskaxda bili’aadanku waxay leedahay sharciyo maamula kuwaasi oo kantaroola habka ay u shaqaynayso. haddii aad ku guulaysato inaad si sax ah u fahanto sharciyadana waxaad awood u yeelan doontaa inaad kaantaroosho islamarkaana aad u isticmaasho sida aad rabto. Muuqaalkan waxaan kuugu sheegi doonaa sida loo soo jiito qofka aad jeceshahay adigoo kaantaroolaya qofka maskaxdiisa.

 

Check Also

Sida Qof La Isku Jeclaysiiyo

si kasoo horjeeda sida dad badani aaminsan yihiin jaceylka waa la kaantarooli karaa. Tan macnaheedu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *