5 Qodob Oo Kaa Dhiigaya Arday Wanaagsan Oo Horumar Gaadha

Ma doonaysaa in aad noqoto arday wanaagsan oo waxbarta anfaca dalkiisa iyo dadkiisa?arday

Ma jiraan waxyaabo aad qorshaysay oo ku wajan waxbarashadaada iyo hormarkaaga shaqsiyadeed

Arday kaste oo gaaray hormar waxaa jira siyaabo uu ku gaaray iyo dadaal uu dadka kala dheer yahay, hami iyo dulqaad dheeraad ah.

Waa muhiim arday in uu go’aan kagaaro mustaqbalkiisa dambe iyo waxyaabaha aadka ugu muhiimkaa , hadaba samee waxyaabahaan soo socda si aad hormar ugaarto

1.  Akhri, faham oo dadaal dheeraada bixi duruustaada

2.  Falaska u soo xaadir si joogta ah


 3.  Ka shaqee laylis-yada, shaqo-gurida, iyo wixii kale ee laguu diro isla markaana gudbi wakhtigii laguu qabtay ka hor.

4. Adaabta, asluubta iyo nidaamka fiican ku dhaqan.

5.  Wakhtigaaga maamul.


Qodobadaan iyo kuwa kale oo farabadan waxay kamid yahiin kuwa  kuu horseedikara hormar waxbarsho  oo aad gaarto

Check Also

cimriga bini aadamka, cimri dherer,

Caadooyin Qofka U Horseedi Kara Cimridherer

Cilmigu waxa uu hore u caddeeyey in qaab nololeedkeennu uu kaalin muhiim ah ka qaato …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *