5 Arrimood Oo Dumarku Aad U Necebyihiin Balse Ragg Badan Ay Sameeyaan

Waxaa jira arimo badan oo ay haweeneyda in badan ay ka filneyso ninkeeda iyadoo aan ka dalban , daryeelmagazine.com ayaa waxa ay ku leedahay rajooyinka haweenka xittaa sanado badan haddii ay ka soo wareegto sidii biloowgii xariirkiina ahaa ayuu sii
ahaanayaa .naceyb
-Lamaantaada hakaga hor marin goobaha guud xittaa haddii 10-sano ka soo wareegatay guurkiina , waxa ay haweeneyda dareemey saa bahdilad haddii goobaha guud kaga hor marto ama asxaabta hortooda.

-Haweeneyda waa ay neceb tahay in ay aragto ninkeeda oo qof kale dood kula jira hortooda si waliba oo ay sababta tahay , ka fogoow in aad dood dad kale la gasho xilli lamaantaada wada joogtaan.

-Marka la joogo kulamada qoyseed , xittaa haddii aadan ka helin qoyskeeda ku dadaal si wacan ula dhaqanto , buuni buuni qurxintooda tani qalibiga lamaantaada ayay qaboojineysaa.

-Ha Iska maahin lamaantaada haddii ay kaa careysan tahay haweenka guud ahaan waa neceb yihiin in la iska maahiyo oo la iska indho tirro si waliba oo ay xaaladdu tahay.

-Been ha u sheegin lamaantaada maxaa yeelay beenta qamuuska haweenka waxaa uu ka yahay
qiyaanno .

Check Also

Successful Husband

10 tips on being a Successful Husband

By: IslaamInfo Source: IslaamInfo Being a good spouse is important in any marriage. Marriage should be a …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *