5 Arrimood Oo Ay Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Guurkaaga

5 Qodob oo ay tahay inuu qofku wax ka ogaado intaanu guursan ka hor:

  1. Baro Naftaada. Ma ogaan kartid qofka kugu habboon nolosha haddaadan aqoon qofka aad adigu tahay. Baro hiraalkaaga, ahdaaftaada nololeed, dabeecadaaha IWM.
  2.  Guurku waa raaxo iyo mas’uuliyad isla socda. Mas’uuliyadduna waxay u baahan tahay in si isu dheellitiran loo wadaago.
  3. Nolosha guurku ma aha sida tan filimada oo kale. Nolosha guurku uma qurux badna sida muuqaal qurxoon oo barta facebook-ga la soo higay.
  4. Isaga/iyada kaligeed uun ma guursanaysid, ee waxaad sidoo kale guursanaysaa qoyskeeda/qoyskiisa
  5.  Aqoon korodhso. Nolosha guurku waxay u baahan tahay aqoon joogta ah. Wax ka bara kala duwanaanta labada qof, soda mushkilada loo xalliyo, sida xidhiidhka wanaagsan loo dhiso, sida u badka loo barbaariyo IWM.

Check Also

farxada guurka, qoyska wanaagsan

4 Arrimood Oo Ay Tahay In Ninka Uu Fuliyo Si Uu Qoysku U Waaro

Rag badan ayaa aaminsan in gabadha oo la hantiyaa ay bilow iyo dhammaadba u tahay …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *