4 Siyaabood Oo Ay Haboon Tahay Inaad Isku Qurxiso Habeen Kasta

Qof Da'diisa ka yar, qurux badan,Ha noqon gabar dharka ay banaanka kala imaatay ama jikada kula jirtay ku seexata

Qurxdada iyo nadaafadada ma aha oo kaliya inaa banaanka marka joogtid muujisid. Gabdhaha badankood ma daryeelaan quruxdooda inteysan seexan ka hor.

Siyaabahan hoos ku xusan waxey kugu cawinayan inaad kusoo kacdid raaxo iyo qurux.

1. Iska dhaq Turukada

Iska meeydh waxyaabihi aad ku quruxisay wajigaga aadoo biyo qandac ah isticmaalaya isla markaasna kareem marsanaya ‘ogow biyaha kulul korka waa qalajiya’.

2. Marso kareem

Malintiyoo dhan waa soo jeedana waana mashquulsanhey taasoo sababta in jirkeena qalalo. Hadaba habeenka waa fursad fiican oo aad qaleylkaas ku baabi’in karta adigoo marsanaya kareem waliba gacmaha iyo lugaha.

Nadaafada waa Iimaanka badhkis

3. Barkin Silka ah

Ku seexo barkin sabiibax ah ‘silk’ taas oo ka celineysa in timahaga ku dhagaan barkinta, Timahaaga waxey leeyihin saliid iyo wasaq, hadaba biin ku xir kana ilaali iney wajigaga soo gaaran.

4. 8 saacadood seexo

Jirkaagoo hela hurdo ku filan waxey soo saarta nuurka wajigada iyo nasasho ka muuqata indhahaga. Iska ilaali inaa waqti yar seexata taaso kugu sababta in indhaha hoostoodo ku madowaadan oo dhiig fariisto.

Xigasho: qalanjo

Check Also

haaraha wajiga,

Sababaha Keena Haaraha Wajiga Iyo Sida Loo Goyn Karo

Haaraha wajiga ku samaysma waa cillad ku badan dhalinyarada khaasatan dumarka da’a dhexaadka ah.  Haaruhu …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *