4 Qodob Oo Sababaya In Xaaskaagu Kugu Qanci Weydo

Hadaba si aan wax badan ugu ogaanno waxyaabaha xasaasiga ah dhalintana looga baahan yahay in ay xog muhiim ah ka qaataan ayaa maanta waxa ay daryeelmagazine.com idiin heysaa sidii aad ku ogaan laheyd in ay gacalisadaada ama xaaskaaga kugu qanac-saneen.

Ninyahoow waxaa ogaataa hadii aad leedahay calaamadahaan soo socda in aysan gacalisadaada kugu qanacsaneen islamarkaana ay muhiim tahay in aad si dhaqsi ah u badasho tilmaahaan aan ku xusi doonno qeybta hoose:

1- Hadii aad tahay nin aan jecleyn la seexadka xaaskiisa, ogow gacalisadaada kuguma qanacsano maxaa yeelay waxaad gabtay hooshii lagaa rabay.

2- Hadii aad tahay ragga aan raaxada waxba ka aqoonin ee hooshooda iska guda gala ayadoona aysan gacalisadaada helin raaxadii ka horeesay howsha culus ee larabo in ay waxa dhan ugu danbeyso, ogow gacalisadaada kuguma qanacsano.

3- Hadii aad tahay ragga raaxada u yaqaanno Galmada oo kaliya, Ogow taasi waxba kama jiraan gacalisadaadana kuguma qanceyso mana kugu qanacsano.

4- Hadii aad tahay ragga biya hasoo horeeyaan oo markii ay cayoow dhameystaan howsha kasoo taga xaaskooda, ogoow xaaskaaga kuguma qanacsano mana kugu qanceyso maxaa yeelay hadii aad adiga biyahaaga ay yihiin afka hore waxaa laga yaabaa in biyaha xaaskaaga ay yihiin kuwa soo daaho waxaana muhiim ah in aadan cayaaw ka tagin xaaskaaga markale sii billaawdid howsha.

Dhamaan qodobadaan ama caalamadaha aanu kor kusoo xusnay ninyahoow hadii aad leedahay waxaa muhiimahin aad si dhaqsi ah u badasho .

By: C.llahi dayax

Check Also

4 Talo oo ka qayb qaadan karta in aad kordhiso jacaylka ay xaaskaagu kuu qabto !

1. Noqo mid u damqada oo fahmi kara dereenkeeda : Mararka qaar waxaa dhacda walaalku …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *