3 Faaido Oo Ay Leedahay Inaad Guursato Haweeneey Garoob Ah

indho shareerkaHaweeneey garoob ah guurkeeda  wuxuu leeyahay faa’ido iyo khasaaro marka hore waxay ku xiran tahay haweeneeyda garoobta waxa loo soo furay, haddii loo soo furay ceeb ama xumaan ay wadato inta badan kama hari karto dabeecaddaas loo soo furay, haddii ay fiican tahay oo dabeecad xumida uu ninkeeda leeyahay, waxaa dhici karta inay fiican tahay, taas waa guud ahaan.

marka aan ka hadalno faa’idada garoobta ay leedahay waxay leedahay garoobta seddex faa’ido:

-galmada ninka ayay u roon tahay dhanka sheekada iyo dhiirranaanta…..

-guurka aad bay u ilaaliysaa waayo waxay ka baqaysaa mar labaad in la furo.

-waxay ku dheeraysaa sida ninka loo dhaqaaleeyo xagga cuntada….

ceebaha ay leedahayna waa dhowr ceeb laakin waxaan ka soo qaadanaynaa labada ceeb ugu daran:

-inta badan waxay sheegtaa ninka soo furay oo kaaga soo horreeyay siiba markaad isku xanaaqdaan……
-mar kasta waxay isu barbardhigtaa adiga iyo ninka soo furay,

Check Also

Sidee Looga Hortagi karaa Ragga Shabeel Naagoodka ah??

Marka koowaad waxaan ka afeefanayaa oo aan ka cudur daaranayaa in aan ragga lawada simin …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *