VIDEO: Shirkada Apple Oo Si Rasmi Ah U Soo Bandhigtay iPhone 6

shirkada apple iPhone 6 and iPhone 6 PlusMaareeyaha shirkada Apple ee farsamaysa qalabka tignoolajiga ugu casrisan, Tim Cook ayaa daaha uga rogay malaayiin qof oo raagsanayay soo bandhigista telefoonadooda cusub ee iPhone 6 and iPhone 6 Plus, kuna soo bandhigay goobtii ninkii shirkada aasasay Steve Jobs ku soo bandhigay.

Tim Cook oo sharaxaad ka bixinaya telefoonkooda cusub ayaa sheegay, inuu shan jeer ka xawaare sareeyo iPhone-kii hore, waxa kale oo uu ka waramay adeegyo cusub oo lagu soo daray, sida loo wayneeyay, muraayadiisa iyo waxyaabaha labadan nooc gaarka u leeyihiin, waxa kale oo uu soo bandhigay, saacad Smart ah oo iyaduna ku lamaanan agabkan cusub taasoo loogu magac darey iWatch.

HOOS KA DAAWO SOO BANDHIGA iPhone 6 ee Shirkada Apple

Check Also

talooyin talefankaaga gacanta

Talooyin Kaa Caawinaya Inaad Yareyso Lacagta Internet-ka Ee talefankaagu Isticmaalo

Wargeyska Caanka ah ee Star oo ka soo baxa dalka Turkiga ayaa dhowaan qoray talooyin …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *